2 hab ood telegram lacag kaga samayn kartid


Waa maxay telegram

 


Telegram waa mid ka mid ah barnaamijyada lagu sheekeysto ee ay ku leeyihiin taageerayaal badan dadka dhexdiisa. In kasta oo barnaamijka lagu sifeeyey dalalka qaarkood in muddo ah, haddana ganacsigu weli wuu kobcayaa.

 Dad badan oo isticmaala ayaa Telegram u isticmaala inay ku iibiyaan wax soo saarkooda iyo adeegyadooda.

Markii hore, Telegram waxaa loogu talagalay kaliya isgaarsiinta iyo wadahadalka. Laakiin wakhti ka dib, "kanaalka" ayaa la bilaabay. Barnaamijkani waa mid ka horumarsan maalin kasta marka loo eego xilliyadii hore. Tani waxay soo jiidatay indhaha shirkado badan, farshaxanno, xirfadlayaal, hooyooyinka guryaha leh, dukaanleyda iwm, si ay lacag uga helaan Telegram.


Labadan hab telegram lacag kaga sameey 


Habka koowaad waa 

inaad samaysatid telegram channel kaasoo aad ku xayaysiisan kartid adeega aad hayso 


Tusaale hadii aad tahay qof gacansade ah 

Ganacsigaaga ayaad ku xayaysiisan kartaa 

Telegram channel  kaaga si ay dadka kaaga iibsadaan waxa aad hayso sidoo kalana 

Hadii aad tahay web developer ,web designer,logo maker iwm channel kaaga ayaad soo dhigaysaa adeega aad hayso si dad u baahan ushaqeysid 


Habka labaad 


Waa inaad haysataa Telegram channel dad badan ku xiran yihiin ama hadaad lahayn samayso hada waxaad dadka usheegaysaa inaad xayaysiis samayso kadib qofka markuu kula soo hadlo ayaad xayaysiis u samaynaysaa channel kaaga ayaad qofka channel kiisa soo dhigi doonaa ama qofka haduu ubaahan yahy in wax kale loo xayaysiio dadka adiga kuugu xiran ayaa qofkaas utagi doona sidaas ayaad lacag ku heli doontaa 

Telegram channel waa mid ka mid ah hababka ugu caansan ee lacag looga sameeyo


Bishiina 100$ ilaa 200$ ayaad ka samayn kartaa


Hadaba Sidee loo helaa xubno badan Telegram?


1. La wadaag asxaabta 

Sida ugu fudud ee aad ku heli karto macaamiishii ugu horeeyay ee kanaalka. Waxaad la wadaagi kartaa kanaalkaaga ama isku xirka kooxda asxaabtaada, waxay la wadaagi doonaan asxaabtooda iyo wixii la mid ah. Habkaas waxaad ku heli kartaa 50-100 xubnood ee kuugu horreeya gabi ahaanba bilaash. 


2. Ku xayeysiiso baraha bulshada

telegram channel kaaga linkigiisa 

Udir asxaabtada aad ku leedahay 

Facebook,instagramka ,WhatsAp ka iwm

Si ay channel kaaga ugu soo biiraan 



 

Post a Comment

Previous Post Next Post